Wiil uu dhalay Idriss Déby oo loo Magacaabay Madaxweynaha KMG ah ee dalka Chad

General Mahamat Kaka, oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii muddada dheer maamulayay Chad Idriss Déby, ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha waddanka, sida ay baahisay wakaaladda wararka ee AFP oo soo xiganaysa afhayeenka ciidanka. Talaabadan ayaa timid saacado ka dib markii la shaaciyey in Madaxweynihii Chad Idriss Deby la dilay xilli uu booqanayay ciidamada dagaalka kula jira … Continue reading Wiil uu dhalay Idriss Déby oo loo Magacaabay Madaxweynaha KMG ah ee dalka Chad